Gudoomiye Mursal & Wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweeyey Jigjiga (Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmahanba ku sugnaa magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga xarunta dowlad degaanka Soomaalida. Markii ay ka dageen garoonka diyaaradaha Garaad Will-Waal ayaa waxaa si diriiran ugu soo dhaweeyay Afhayeenka Baarlamaanka Dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamed Aadan iyo masuuliyiin … Continue reading Gudoomiye Mursal & Wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweeyey Jigjiga (Sawirro)